Sunday, December 21st, 2014

Iskuulka Warmooley ee gobalka Sh/Hoose oo dhibaatooyin ay soo wajaheen

Published on November 13, 2013 by   ·   No Comments  ·  190 views

support-edu

(Khamiis, 14 Nov. 2013) – Iskuulka Warmooley ee gobalka Sh/Hoose ayaa dalbaday taageero dhanka mushaaraadka iyo qalabka ah.

Iskuulka Warmooley waxaa xaruntiisa ay ku taalaa duleedka degmada Afgooye ee gobalka Sh/Hoose.

Iskuulka Warmooley xilligaan waxaa wax ka barta inka badan labo boqol arday. Maamulaha ayaa ka waramay dhibaatooyinka soo wajahay iskuulka.

Axmed Isaaq Abuukar waxaa uu sheegay in ay u baahan yihiin saacidaad dhanka qalabka waxbarashada ah.

Wuxuu baaq u jeediyay dowladda in ay sidoo kale ka saacido dhanka mushaaraadka macallimiinta wax ka dhiga iskuulka Warmooley ee duleedka degmada Afgooye, Sh/Hoose.

www.radioiftin.com

Readers Comments (0)




Wararka

shiishada

SHIISHADDA: DILAAGA QARSOON

(Saturday, December 20, 2014)- Shiishadda ayaa waayadii dambe ...
ns

Wax badan ka baro culuunta dabiiciga ah (natural science)

  (Saturday, December 20, 2014)- Waa qorma cilmiyeed taxana ...
upp

Jaamacadda Upper Jubba ee Magaalada Baydhabo oo ardayda Dugsiyada sare siinaysa tababar gaar ah

  (Saturday, December 20, 2014)- Jaamacadda Upper Jubba/Jubbada Sare ...
Af

Talooyin ku aaddan Dawaynta Afka qallalan.

(Sabti: 20, December, 2014) “Anigu waxaan ka cabanayaa ...
11

Ardaydii ugu badnayd oo ka qalijabisay Jaamacadda Kenyatta “SAWIRRO”

  (Saturday, December 20, 2014)- Munaasabad balaaran oo ay ...
Wasiirka-dhalinyarada-150x150

Dhalinyarada Soomaaliya oo shaqo abuur loo ballanqaaday

  (Saturday, December 20, 2014)- Munaasabadani oo lagudaafurayey   wajiga  ...
senegal

10 dal ee ugu hodansan Qaaradda Afrika (Maxaa lagu qiimeeyay?)

(Jimce, 19 Diseembar 2014) - Cilmi -baaris uu ...
gasacado

10 gasacad oo Coke ah ayuu maalin kasta cabay, maxaa iska beddelay caafimaadkiisa? (Daawo sawirro)

(Jimce 19 Diseembar 2014) George Prior oo ah ...
carrab

Ma dhici kartaa inaad midabka carrabkaaga ka ogaato caafimaadkaaga? Sideese ku ogaan karaan?

(Jimce, 19 Diseembar 2014) Waxaa suurtogal inaad midabka ...
Xilwareejin-Jaamacada4

Maamulkii Jaamacadda Bariga ee Galdogob oo la beddelay (Sawirro)

(Jimce 19 Diseembar 2014) Xafladaan ayaa ahayd xilwareejin uu ...