Wednesday, July 23rd, 2014

Aqoonyahan si wanaagsan u soo dhaweeyay korarka waxbarashada ee gabdhaha

Published on July 14, 2013 by   ·   No Comments  ·  209 views

girl-n-computer

(Axad, 14 July 2013) – Waqtiba waqtiga ka dambeeya ayaa waxaa kor u sii socda tirada waxbarashada ee gabdhaha Soomaaliyeed.

Ustaad Mustaf wuxuu ka mid yahay aqoonyahanada Soomaaliyeed, wuxuuna si rajo wanaagsan ka muujiyay gabdhaha in ay aqoon yeeshaan.

“Wax tar fiican ayay u yeelan karaan bulshada hadii gabdhaha ay waxbartaan,” ayuu yiri Ustaad Mustaf oo wax ka dhiga jaamacadda Green Hope ee magaalada Muqdisho.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu arkaa xarumaha waxbarashada in ay u badan yihiin gabdhaha, iyadoo ay jiraan wiilal fara badan oo waxbaranaya.

Waxbarashada gabdhaha waxaa hadda ay maraysaa meel aad u saraysa waxaana ay sii kordhaysa tirada gabdhaha ee waxbarashada u soo jeestay.

Aqoonyahanka ayaa ugu baaqay gabdhaha Soomaaliyeed (ee hadda ku mashquulsan aqoon sidii ay ku yeelan lahaayeen) in ay xooga saaraan kana qeyb qaataan sidii loo soo saari lahaa bulsho aqoon leh.

www.radioiftin.com

Readers Comments (0)




Wararka

xanaaqa badan

Dabeecadaadu haday sidan tahay caafimaad daro ayaad halis ugu jirtaa!!

(19-ka Luuliyo, 2014)- Dadka xanaaqa badan ayaa la ...
ilowshaha badan

Ilowshaha badan maxaa lagu daweeyaa? (Cilmi-baaris muhiim ah)

(19-ka Luuliyo, 2014)- Warbixin lagasoo saaray cilmi-baaris dhawaan ...
tiknoolojiyadda

Tiknoloojiyadda iyo Caruurta!! (Qormo sheegeysa halis qarsoon)

(19-ka Luuliyo, 2014)- Cilmi-baaris cusub oo Jarmalka laga ...
AIDS

Ka bogo xog badan oo la xiriirta AIDS-ka iyo xaalkiisa maanta

Waxaa hoos u dhacay tirada dadka u dhinta ...
DIYAARAD

Dagaal cilmiyeedka Shiinaha iyo Mareykanku halkan buu marayaa!! (Warbixin)

(14-ka Luuliyo, 2014)- Wasaaradda cadaaladda ee Mareykanka ayaa ...
aljeeriya1

Arag astaanta hormarka Tiknoloojiyadda Carbeed!! (Xog kooban iyo sawirro)

(14-ka Luuliyo, 2014)- Tani waa aragti kooban oo ...
Computer viruses that extort you

Ku baraarug weerarkan halista badan ee Kumbiyuutarkaaga kusoo socda!! (Qayla-dhaan kordheysa)

(14-ka Luuliyo, 2014)- Waxaa soo baxay mid ka ...
USA

Maxaa ka dhacay Sheybaarka Mareykanka? (Dhacdooyin lagaargagaxay)

(14-ka Luuliyo, 2014)- Warbixin lagasoo saaray dalka Mareykanka ...
BAARIS

Baaris cilmiyeed oo caddeeysay dhibaato ka qarsoon dhalinyarada qaarkood!! (Aqriso)

(14ka Luuliyo, 2014)- Cilmi-baaris dhawaan la sameeyay oo ...
MAGAALADA DUBAI

Tani waa magaalo dunida ku cusub oo mucjisadeeda wadata!! (Maxay tahay?)

(13-ka Luuliyo, 2014)- Magaalada Dubai ayaa waxaa dhawaan ...