Shirkada Apple oo barnaamij waxtar u leh caafimaadka qofka soo kordhisay

(Wednesday, March 25, 2015)- Shirkadda Apple oo shaca ka qaaday iney kuso kordhisay taleefoonadeeda gacanta barnaamijyo cusub si ay u qurxiso borogaraamyada ku dagsan mobeelada ay soo saarto.
Barnaamijyaddan cusub oo ay soo saartay shirkada ayaa waxaa ka mid ah in uu qofka uu ka ogaan karo mobilkiisa inta tamar ama culeys uu lumiyay amaba kusooo kordhay jirkiisa iyo la socodka caafimaadkiisa.
Adeegaani cusub ay ku soo kordhiyeen shirkada Apple ayaa ah mid la soconaya dhaq-dhaqaaqa caafimaad adeegsadaha adeegsanaya taleefanada ay soo saartay shirkadaasi.
Borogramyada ay soo kordhiyeen ayaa sidoo kale waxaa ka mid ah (Tinkerplay) oo loo isticmaali doono in wax lagu nashqadeeyo, iyo sido kale ( Atari fit) oo ah mid ka saacidaya adeegsadaha habka jir dhiska.

About Bile

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>