Maxaa keena cudurka Caga bararka?

(Tuesday, March 24, 2015)- Dhakhaatiir ka socota isbitaal ku yaala dalka Faransiiska ayaa ogaaday in cudurka luga bararku ay sababaab xanuuno ay kamid yihiin kilyo xanuun , lafo xanuun iyo sidoo kale kolistorool.

Takhaatiirtan ayaa waxa ay cadeyeen in sido kale uu keeni karo bararka lugaha sida wadno xanuun iyo lafo garaac.

Dhakhaatiirtani ayaa waxay tilmaameen in dadka uu badaanaa asiibo cudurkaani ay da’aadoodu u dhaxeyso 35 jir ilaa 50 jir.

Daraasad ayaa waxaa si wada jir ah u sameeyay takhaatiir ka wada socotay isbitaaladda kala ah ( Rein iyo Le suax) waxayna soo saareen in dheecanadda iyo sidoo kale kilyaha uu hoos u dhigayo cudurkaani luga bararka isla markaana uu keeni karo in kalyaha ay joojiyaan shaqadii ay wadeen ama ayba hoolgab noqdaan.

About Bile

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>