MADAXDA JAAMACADA JAMHURIYA OO KULAN LA QAATAY ARDAYDA JAAMACADAHA UGANDA “SAWIRO”

(Monday, March 23, 2015)- Munaasabad si heer sare ah ay u soo agaasimeen hogaanka ardayda wax ka barata wadanka Uganda ayaa lagu qabtay hoolka shirarka ee Jaamacada Sikkim Manipal ee Kampala, Uganda.

Wafdigii howsha shaqo u joogay Uganda ayaa lagu marti qaaday iyadoo ay u jeediyeen ardayda Soomaliyeed qudbado ku saabsan fursadaha wadanka ka jira iyo sida ay noloshooda u hormarin lahaayeen guud ahaan. Sidoo kale masuuliyiinta waxa ay ardayda uga jawaabeen suaalo badan oo ay ka qabeen wadanka iyo nolosha guud ahaan.

Ardayda waxa ay kakala yimaadeen jaamacadaha kala ah:

Sikkim Manipal University
Makerere University
Cavendish University
Bugema University
Kampala University
International University of East Africa (IUEA)
iyo kuwo kale

Gabo gabadii munaasabada ayaa hogaanka ardayda Soomaliyeed ee Uganda gudoonsiiyeen wafdigii jaamacada JUST shahaado sharaf ku aadan howlaha ay umad u hayaan.

Xafdlada waxa ay ku soo gabogabowday jawi furan iyo sawiro koox koox ah.

1

2

4

5

 

About Bile

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>