Monday, November 24th, 2014

Wax ka baro magacyada iyo tirada jaamacadaha ku yaala gobolada dalka Soomaaliya

Published on March 19, 2014 by   ·   No Comments  ·  937 views

somalia

(Arbaco-19March-2014) Tirakoob ay sameeysay hay’adda dhanka waxbarashada bulshada media-ha u marsiisa ee IFTIN Foundation taas oo dhawaan soo saartay bug lamagacbaxay Diiwaanka waxbasrahada Soomaaliya oo ay ku jiraan magacyada, tirade, ciwaanda iyo halka ay ku yaalaan jaamacadaha iyo iskuulada Gobolka Banaadir, ayaa waxa ay hadda wadaa qorshe ay ku kordhineyso buugaas oo dabacaadiisa labaad ku soo bixidoono dalka oo dhan xaruumaha waxbarashada ee ku yaala dalka kuwaas oo iskugu jira iskuulada iyo jaamacadaha.

Hadaba barnaamijka kororso aqoontaada isaga oo soo xiganaya warbixinta ay diyaarinayso hay’adda IFTIN Foundation ayaa waxaan idiin soo gudbineynaa magacyada iyo tirade jaamacadaha ku yaala gobolada dalka Soomaaliya

Gobolka Banaadir waxaa ilaa hadda ku yaala 38 jaamacadood inta hadda la ogyahay waxeyna kala yihiin:

  1. Al-Alum and Technology University, Mogadishu
  2. Al-Furqan University, Mogadishu
  3. Al-Umm University, Mogadishu
  4. Benadir University, Mogadishu
  5. Capital Universty, Mogadishu
  6. City University, Mogadishu
  7. Dar Al-ulum University, Mogadishu
  8. Darul Hikmah University (DU), Mogadishu
  9. Green Hope University, Mogadishu
  10. Horizon International University, Mogadishu
  11. Hormuud University, Mogadishu
  12. Horn of Africa University, Mogadishu
  13. Horseed International University (HIU), Mogadishu
  14. Hope University
  15. Imam University (IU), Mogadishu
  16. Indian Ocean University (IOU), Mogadishu
  17. Islamic University (IUSO), Mogadishu
  18. Jamhuriya University of Science and Technology (JUST), Mogadishu
  19. Jazeera University, Mogadishu
  20. Job Key University, Mogadishu
  21. Kownayn University (KU), Mogadishu
  22. Madinah University, Mogadishu
  23. Modern University for Science and Technology (MUST), Mogadishu
  24. Mogadishu University, Mogadishu
  25. Nilen University, Mogadishu
  26. Plasma University, Mogadishu
  27. SABA University
  28. Salaam University, Mogadishu
  29. Savannah University, Mogadishu
  30. Shabelle University (SUFA), Mogadishu
  31. SIMAD University (SIMAD), Mogadishu
  32. Somali International University, Mogadishu
  33. Somali National University, Mogadishu
  34. Southern University Science and Technology, Mogadishu
  35. St Clements University, Mogadishu
  36. Universita di Hamar, Mogadishu
  37. University of Somalia (UNISO), Mogadishu
  38. Waayeel University, Mogadishu

Gobolka Shabeelada hoose waxaaa ku taala hal jaamacad waxaana lagu magacaabaa:

Marka University, Merca

Gobolka Shabeelada dhaxe waxaaa ku taala hal jaamacad waxaana lagu magacaabaa:

Jowhar University, Jowhar

Gobolka Baay waxaaa ku taala afar jaamacadood waxaana lagu kala magacaabaa:

Bay University, Baidoa

Dinsoor University, Dinsoor

Baydhabo University, Baidoa

University of Southern Somalia, Baidoa

Gobolka Hiiraan waxaaa ku taala todobo jaamacadood waxaana lagu kala magacaabaa:

Beledwein University, Beledweyne

Halgan Institute of Technology, Halgan

Hiiraan University, Beledweyne

Hiran Institute of Management, Accounting and Secretarial Skills, (HIMAS), Beledweyne

Plasma University, Beledweyne

Waaberi University (WU), Buloburde

Qoono University, (QU), Beledweyne

Gobolka Jubada hoose waxaaa ku taala labo jaamacadood waxaana lagu kala magacaabaa:

Kismayo University, Kismayo

Plasma University, Kismayo

Gobolka Gado waxaaa ku taala labo jaamacadood waxaana lagu kala magacaabaa:

Bardera Polytechnic, Bardera

University of Gedo, Bardera

Gobolka Gado waxaaa ku taala afar jaamacadood waxaana lagu kala magacaabaa:

Cadaado University, Cadaado

Guri’el University, Guri’el

El Buur National University, El Buur

Dhusamareb University, Dhusamareb

Gobolka Awdal waxaaa ku taala sadax jaamacadood waxaana lagu kala magacaabaa:

Amoud University, Borama

Eelo American University, Borama

SAW Community College, Borama

Gobolka Sanaag waxaaa ku taala afar jaamacadood waxaana lagu kala magacaabaa:

East Africa University, Erigavo

Gollis University, Erigavo

Maakhir University, Badhan

Sanaag University of Science and Technology (USTec), Erigavo

Deegaanada uu ka aramiyo maamul goboleedka Puntland waxaa ku taala 16 jaamacadood waxaana lagu kala magacaabaa:

Alhakim College of Technology and Business Studies, Qardho

Bosaso College, Bosaso

Bosaso University, Bosaso

East Africa University, Bosaso

East Africa University, Galdogob

East Africa University, Galkayo

East Africa University, Garowe

East Africa University, Qardho

East Somalia University, Qardho

Gaalkacyo University, Galkayo

Mogadishu University (Puntland branch), Bosaso

Mudug University, North Galkayo

Plasma University (Puntland branch)

Puntland Institute for Development of Administration and Management, Bosaso

Puntland State University, Galkayo

Puntland State University, Garowe

Deegaanada uu maamulka Khaatumo ka aramiyo waxaa ku taala afar jaamacadood waxaana lagu kala magacaabaa:

Buuhoodle University, Buuhoodle

East Africa University, Buuhoodle

Ilays National University, Las Anod

Nugaal University, Las Anod

 

Deegaanada uu ka aramiyo maamulka Somaliland waxaa ku taala 15 jaamacadood waxaana lagu kala magacaabaa:

Abaarso Tech University, Hargeisa

Addis Ababa Medical University College, Hargeisa

Addis University College, Burao

Admas University College, Hargeisa

Alpha University, Hargeisa

Burao University, Burao

Gollis University, Berbera

Gollis University, Burao

Gollis University, Hargeisa

Hargeisa University, Hargeisa

Hope University, Hargeisa

Institute of Islamic Banking and Financial Studies (IBF), Hargeisa

Omar Hashi International University, Hargeisa

Pioneer University, Hargeisa

Somaliland University of Technology (SUTECH), Hargeisa

Tirada guud ee jaamacadaha dalka Soomaaliya ilaa hadda ku taala waxa ay gaaranayaan 101 jaamacadood waa macquul in tiro kale ay jiraan balse hay’adda IFTIN Foundation waxa ay wadaa xog uruurin dhab ah oo ku aadan tirade jaamacadaha dalka ku yaala iyo magacyadooda waxaadna kaga bogandoontaan buuga Diiwaanka waxbarashada daabacadiisa labaad oo goordhaw la soo bandhigidoono inshaa allaah.

 

Aragtidiinu waa muhim

 

Radio Iftin Muqdisho

Readers Comments (0)




Wararka

ri

DHAGAYSO Warkii Galabnimo ee Radio Iftin- By Koofi

    http://www.radioiftin.com/wp-content/uploads/2014/11/23-11-2014-WARKA-GALAB-KOOFI-AXAD-OK.mp3
9

Madaxweynaha Puntland oo xariga ka jaray Kuliyad saynis ah oo cusub iyo Furitaanka Maktabad Jaamacadda Bariga Afrika “SAWIRRO”

  (Sunday, November 23, 2014)- Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ...
zim

Nidaamka Imtixaanaadka Dalka Zimbabwe oo laga dooday

  (Sunday, November 23, 2014)- Dalka Zimbabwe ayaa waxaa ...
22

Xuska maalinta macallinka Soomaaliyeed oo si wayn looga maamuusay dunida (Warbixin)

  (Sunday, November 23, 2014)- Munaasabadan ayaa waxaa soo ...
xuska-macalinka

Magaalada Muqdisho si aan loo kala harin looga xusay maalinta Macalinka Soomaaliyeed

  (Sunday, November 23, 2014)- Munaasabadan lagu xusayay maamlinta ...
duc

Iskuulaad ku yaalo Gobolka Gedo oo la gaarsiiyay agab waxbarasho

  (Sunday, November 23, 2014)- Dr. Axmed Faarax Ducaale ...
ri

DHAGAYSO Warkii Subaxnimo ee Radio Iftin- By Ayaan-Kiin

    http://www.radioiftin.com/wp-content/uploads/2014/11/23-11-2014-WARKA-SUBAX-AYAAN-.mp3
uhuu

Madaxweynaha Kenya oo shahaadada PHD-da ay ku sharaftay Jaamacad uu hormuud ka yahay madaxweynihii hore ee dalkaasi

(Saturday, November 22, 2014)- Jaamacadda Kabarak ayaa maantay ...
Ebola

Ururka OIC iyo Wasaaradda Caafimaadka Somalia oo ka Shiray Cudurka Ebola

  (Saturday, November 22, 2014)- Kulan ay wada-yeesheen xafiiska ...
dhidi

Dhididku oo la shaaciyay in uu daawo u noqon karo cudurka TB-da (Cilmibaaris cusub)

Dhididka waxaa uu lagu daawo u yahay cudurka ...