Imtixaan bileedka Jaamacadda Muqdisho oo si habsami leh u soconaya “SAWIRO”

 

(Saturday, March 28, 2015)- Waxaa maalintii 6 lixaad galay imtixaan bileedkii Jaamacadda Muqdisho, iyadoo la rajaynaayo in mudo kadib uu gabagaboobo.

Imtixaan bileedka Jaamacadda Muqdisho ayaa mid haatan si habsami leh kaga soconayo faracyada kala duwan ee jaamacaddu ku leedahay Muqdisho iyo Boosaaso.

Bogga Jaamacadda Muqdisho ay ku leedahay barta Facebooka ayaa la soo dhigay dareenka arday iyo jawiga Jaamacadda Muqdisho, xiliga imitixaanaadka.

“Ardayda waxaa ka muuqata dardar horleh oo maalinba maalinta ka danbeysa ay siidadaalayaan macalimiinta iyo maamulkana waxay markasta utaaganyihiin sida wanaagsan inuu imtixaanka usoo gabagaboobo” ayaa goor sii horeysay lagu soo qoray barta Jaamacadda Muqdisho ay ku leedahay Facebook.

Jaamacadda Muqdisho oo ka mid ah Jaamacadaha ugu waawayn ee magaalada Muqdisho ka howlgal ayaa waxaa sanad walibaa ku biro kana soo qalinjabiyo arday kor u dhaafayso kumanaan.

1

2

3

 

 

About Bile

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>