Iftiinka Taleefanada gacanta oo la sheegay in ay saameen ku yeelan karaan jirka Qofka

(Wednesday, March 25, 2015)- Adeega taleefanka ayaa ah wax yaabaha elektaroonica ah ee la adeegsado midka ugu saameenta badan, kaasoo ah aalad daruuri ah oo qof kastaa uusan ka maarmi Karin.

Cilmibaaris la sameeyay ayaa waxaa lagu sheegay taleefanada gacanta in ay leeyihiin faa’idoooyin iyo waxyeelo oo ay ugeestaan dadka adeegsada:

Faa’idada.

-Wuxuu isku xiraa caalamka oo idil

-Waxaa lagu qaataa dukumiindiyo

Dhibaatooyinka uu leeyahay taleefanada gacanta ayaa waxaa k mid ah:
-Waxa uu dadka ka dhumiyaa waqtiga

Dhibaatada ugu way nee taleefkanka gacanta ayaa baaritaano la sameeyay lagu xaqiijiyay in jirka bani’ adamka uu u geesto saameen dhanka caafimaadka taasoo ah in adeegsadaha uu ku waayo hurdadiisa waqti lagu qiyaasay cel-celis ahaan 8-saac iyo 41 daqiiqo

 

About Bile

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>