FILFISHA OO LA OGAADAY IN AY DAAWO U AH DHOWR CUDUR

(Saturday, March 28, 2015)- Cilmi-baarayaal ka socda hay’adda lagu magacaabo ( world medical institution) ayaa shaaca ka qaaday in “ Filfisha” ay daawo u tahay cuduro ay ka mid yihiin (Gaastiriiga) kaasoo uu ku dhaca hab-dhiska dheefshiidka,

baaristani ayaa lagu ogaaday in ay filfishu hoos u dhigeyso tirada “ Aasiid” ay caloosha so deyneyso xiliga ay ku jirto shiidida cunnada, isla markaana ay kor u qaadeyso iney baraxdo dheecaamada tirade badan oo ay caloosha soo deyneyso.

sidoo kale waxeykhubaradani ka socotay ( world medical institution) in filfisho ay jirka ka yareyso biyaha faraha badan taasoo ay ku jirto maadooyin sameynaya “ OKSIDHEESHIN” ama yareynaya xadiga biyaha ku jira jirka ,

dhanka kale waxaa ka mid ah faa’idada ay leedahay filfishu iney dhamaan jirka ay ka baa’biso ( Bakteeriyada) gaar ahaa kuwa ku nool “ Dhuunta iyo hab-dhiska neef mareenka”.

khubaradan ayaa ku rajo weyn in baaritaankooda ay horumariyaan, waxayna ku nuux nuuxsadeen in ay soo kordhin doonaan saaxadda caafimaadka.

About Bile

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>