Dowladda Talyaaniga ku amray maamulada gobolada in ay beeraan GEEDKA SEYTUUNKA

(Saturday, March 28, 2015)- Dowladda talyaaniga ayaa ku amartay maamuladda gobolada oo dhan iney beeraan geedka seytuunka ah

Talyaaniga ayaa inta ugu badan kasoo dhoofsada geedkaani dalka falastiin taasoo ka dhigeysa in dalka falastiin uu yahay midka ugu badan ee beera geedka seetuunka.

Dalka Talyaaniga ayaa ku sababeeyay beerista geedkan inu ka qeyb qaadanayo bilicda deegaanka iyo sidoo kale in laga helo miro iyo saliid caafimaadka u roon.

Dr. Roberto Monkalvo ayaa cadeeyay in 10% uu deegaanka usoo jiido          ( NAYTROJIINKA iyo OKSIJIINKA) taasoo dhulka u keeni doonto qabow iyo caafimaad.

Talyaaniga ayaa qorsheeneeya inu beero ku dhaawaad 11 milyaan oo geed ah si uu ugu faa’ideysto faa’idada laga helo geedka seetuunka.

 

About Bile

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>