Dood Cilmiyeed ku Saabsan Tahriibka Iyo Sidii Loo Joojin Lahaa Oo Lagu Qabtay Magaalad Kharoum

(Saturday, March 28, 2015)- Dood Cilmiyeed Si heer sare ah loo soo agaasimaya ayaa lagu qabtay Magaalad Khartoum ee dalka Sudan, waxaan soo qaban qaabiyay kulankan midawga ururada diininga ah ee Dalka Sudan taasi oo lagu dhiirigalnayay ardayda wax kabarada Jamacada Sudaan Inay Ka Fogadaan aafada tahriibta oo inta badan ragaadisay bulshada Somaliyeed,

Waxaana Ka Soo Qaybgalay Kulankan Safiirka Somaliya U Fadhiya Dalka Sudan Gudoomiyaha Midawga Ardayda Soomaaliyeed Ee Dalka Sudan Iyo Jaaliyada Ku Dhaqan Dalka Sudan Waxaan Si Qoto Dheer Loogu Lafo Guraya Kulunkan Khatarta U Tahriibku Ku Hayo Bulshada Soomaaliyeed Iyo Sidii Loo Joojin Lahaa

Sh.Maxamed Maxamud Shibile Oo Isaguna Halkaasi Ku Soo Bandhigay Waxa Ay Ka Qabto Dinteena Suubani Iyo In Ayana Marnaba Banaanayna Nafta Khatar Lagaliyo Waxa Isgun Halkaasi Ka Hadlay Dr Cali Sh Maxamuud Oo Isagun Si Faahfaahsan Ugu Waramay Tariibka Iyo Dhibaatada Uu Ku Hayo Bulshada Soomaaliyeed Ugu Danbayntiina Ugu Danbayntiina Waxca Ay Halkaasi Kula Dardaarmeen In La Iska Ilaaliyo Aafada Tahriibta

Kulankani Oo Ahaa Mid Si Wayn Lagaga Hadlayay Aafada Tajriibta Ayaa Waxa Uu Noqonayaa Kulamada Ay Inta Badan Lagu Qabto Dalka Sudaan Isla Markaana Lagag Tashado Aafada Tahriibta Iyo Joojintiisa.

 

About Bile

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>